Wararkii Ugu Dambeeyay Iska hor imaad ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo iyo Xiisad…

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ee maamulka Jubbaland ayaa sheegaya in maanta galinkii dambe iska hor imaad khasaaro dhaliyay uu ka dhacay garoonka Diyaaradaha Kismaayo. Iska hor imaadka ayaa u dhaxeeyay ciidamada maamulka Jubbaland iyo ciidamo kale oo taageersan Afhayeenkii hore ee maamulka Jubbaland Cabdinaasir Seyraar oo hada ah musharax u taagan … Continue reading Wararkii Ugu Dambeeyay Iska hor imaad ka dhacay Garoonka Diyaaradaha Kismaayo iyo Xiisad…